Episodes
-
Farxiyo Maxamuud Yuusuf, Agaasimaha Jinsiga Ururka Suxufiyiinta Qaranka (NUSOJ)
iyo
Raxma Xasan Maxamed, Agaasimaha Tababarada Ururka (NUSOJ) -
Nabadoon Cabdulaahi Cabdi Xasan iyo Nabadoon Cabdulqaadir Cali Cigaal
-
Episodes manquant?
-
Abshiro Cali Geedi, Isuduwaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka; Gudoomiyaha Ururka hayaanka nabadda
iyo
Maxamuud Nuur Xaashi, Agaasimaha Waaxda dib u heshiisiinta Wasaardda Arinaha gudaha Galmudug -
Khadra Cabdulaahi Cali, Xubin ka mid ah Haweenka Nabadda ka shaqeeya
iyo
Caasho Cali Bagaag, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda Gobalka Mudug -
Cabdikariin Xasan Maxamed oo ka Tirana Wasaaradda Beeraha
iyo
Xamdi Cabdulqaadir Geele oo ah gudoonka Waxbarashada Degmada Gaalkacyo -
Cilmi Kulan Geedi
iyo
Cabdi Macalin Maxamuud -
Zamzam Colaad
iyo
Sheikh Abdihakim Mohamed Xirsi -
Xaawo Xirsi Kaarshe
iyo
Faaid Xirsi Cali -
Sahra Maxamuud Maxamed
iyo
Cismaan Cali Sheikh Axmed -
Yurub Muxiyadiin Sheikh Cali
iyo
Cabdifitaax Cabdulaahi Xuseen -
Falis Abshir Guuleed iyo Shamso Diiriye Kulmiye
-
Maymuun Calinuur GayfaneXirsi Yusuf Barre
-
Nasteexo Cali Xasan, oo kamid ah beecmushtariinta GaalkacyoAsad Khalifa Jamac, oo ah Gudoomiyaha Dhalinyarta Gaalkacyo
-
Burhaan Cabdulaahi, leh
Abshiro Cali GeediDeeq Aadan Cali -
Taxanaha 31-aad waxaan uga hadli doonaa Dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadihii ka dhashay Roobabkii xoogganaa ee bilihii la soo dhaafay ka da,ay deegaano badan oo Soomaaliya ka tirsan gaar ahaan Galmudug. Waxaa barnaaminka Beri oo Khamiis ah marti noogu ah Agaasimaha Guud ee Wasaardda Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdulaahi Cali iyo Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobalka Baashi Cali Xaashi. Kaalinta Wasaaradda ee dhibaatooyinka ka dhashay doofaanta Elnino iyo Doorka Warbaahintu ee tabinta iyo ka warbixinta xaaladda ay ku sugan yihiin bulshada uu saameynta balaraan u gaystay Daadadks iyo iyo Roobabku.
-
Axmed Maxamed Cabdi & Sharmarke Tahaliil Aadan
-
Ooda dhacameed siday u kala sarreeyaan baa loo kala guraa.
Waa Xikmad Soomaaliyeed oo tilmaamaysa sida ay muhiim u tahay in Xalka laga bilaabo sida ugu fudud iyo sida wax walba muhiimadaha ay u kala leeyihiin si xal waara loo gaaro.
Waxaa marti noogu ah Barnaamijka Galabtay Marwo Xabiibo Koofurow oo ah Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug oo ah Urur u taagan Nabadda iyo Wacyigalinta Bulshada. -
Farxiyo Jeyte Cali iyo Baashi Ducaale
- Montre plus