Sweden Podcasts
-
Xildhibaanno ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Mareeykanka oo sheegay inaaney ansixin doonin iibka diyaaradaha F-16 ee dalka Turkiga, haddaannu dalkaasi Nato u sii dayn Iswiidhen iyo FInland. Sicirka qaxwaha ama kafeegaoo hoos u dhacay kiiladii. Tartankii heesaha Hirgaley Melodifestivalen ee Iswiidhen oo berito ka bilaabmi doona Göteborg.
-
Centerpartiet ayaa maanta doortay hoggaamiye cusub oo baddelay Guddoomiyii hore Annie Lööf. Laga bilaabo jimcaha lixda subaxnimo ayey laanta saadasha hawadu, SMHI ka digaysaa in gobolka Halland uu baraf badani ku habsan doono. Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa shuruudeeyay inuu madaxa ciidanka ammaanka Anders Thornberg jagada iska casilo.
-
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Taliyaha booliiska ah ee magaciisa la yiraahdo Mats Löfving ayaa loo gudbiyey laba ashtako ka dhan ah, hase yeshee isagu iska dheereeyay.Albaabka goobtii ay ku jireen oo furnaa iyo dayac dhinaca hab raaca hawlmaalmeedka joogtada ah dartood ayey bartamihii december daanyeerradu uga baxsadeen beerta xayawaanka ee Furuviksparken.Wiil 17 jir ah ayaa rummaanka loo dhigay inuu gacan ka geeystay dilkii wiil 15 jir ahaa oo lagu toogtay sabtidii ina dhaaftay gudaha makhaayad ku taalla xaafadda Skogås oo dhacda koonfurta Stockholm. Wiilkan ayaan irsanayn tuhunka lagu soo oogay. -
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Guryaha lagu xannaaneeyo dhallinyarada oo magacooda loo soo gaabsho HVB ayaa noqday meelo ay carruuurtaasi ka bilaabaan isticmaalka maandooriyaha iyo dembiyadaba.Magaca gabdhaha ee Alice oo muddo lix sannadood ahaa magaca ugu badan ee hablaha dhasha loo bixiyo ayaa sannadkii tagay waxaa booxka ka xayuubiyay, magaca Astrid.Degmadda Timrå ee gobolka Västerbotten ee waqooyiga Sweden, nin dambiile ayaa deyrtii hore isku dayay in uu soo jiito caruur da'doodu tahay 11 jiro. -
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Dalka Finland ayaa ku adkeeysanaya go'aankiisii ahaa iney Iswiidhen iyo Finland mar wada galaan ururka gaashaanbuurta Nato.Wakaaladda xoogga korontada Sweden ee Svenska Kraftnät ayaa maanta soo gudbisay hindisaheeda sida uu u ekaan doono kaalmada korontada wejiga labaad.Xulka kubadda gacanta Sweden ayaan wax billad ah ka soo hoyn ciyaaraha adduunka kubadda gacanta oo qeyb ahaan uu dalku marti geliyay sannadkan. -
Xagjirka midigta fog Rasmus Paludan ayaa sheegay in Chang Frick oo ka tirsan kanaal Rix ee uu leeyahay xisbiga SD uu bixiyay kharashka uu bileyska kaga doontay ruqsada in Quraanka uu ku hor gubay safaaradda Turkiga ee Stockholm iyo kanalkaasi oo iska fogeeyay. Xulka kubadda gacanta Sweden oo ka adkaaday midka Masar. Hanka horumarka oo ka soo bilaaban karo shaqooyin.
-
I studion sitter Martin, Johan, Theo Tapper och Emil Erlandsson. I veckans avsnitt har vi två av våra mest trogna stolsvärmare med oss och pratar film så det står härliga till. Martin och Emil har sprungit på bio och sett Crazy Pictures nya film UFO Sweden, Theo och Martin har haft en filmkväll och stärkt brödrabanden och sett den fruktansvärt dåliga filmen Se Upp för Jönssonligan, Johan har sett del 6 av Jojo’s Bizzare Adventure: The Jostar Saga och Emil har själv sett skräckfilmen Smile. Dessutom har Martin spelat Supermassive Games storsuccé från förra året; The Quarry. Missa inte det, vi hissar och dissar rejält den här veckan!
03:18 - Intro
07:38 - Se upp för Jönssonligan
30:42 - Smile
39:55 - Jojo’s Bizarre Adventure Del 6
50:09 - The Quarry
01:22:10 - Dragon Age: Absolution
01:26:14 - UFO Sweden
01:35:14 - Tre Snabba
Lyssna på avsnittet på Spotify, Soundcloud eller där du hittar dina podcasts. Du hittar allting samlat på: linktr.ee/medisradio (länk finns i bion).
Har DU något att säga till oss? Tips på något att prata om, åsikter om något vi sagt eller vill kanske bara säga hej? Skriv till oss på Facebook, följ oss på Instagram @medisradio och mejla till oss på [email protected] Vill ni se Felix spela spel på Twitch så följ oss på @MedisRadioTV.
Musik: Pontus Ljung -
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Xaaladdii cakirnayd ee qiimaha korontada oo laga yaabaa inay soo gabagaboowdo.Xagaagii ina soo dhaafay keliya, ku dhowaad hal milyan oo saacado dheeri ah ayay shaqeyeen shaqaalaha kahowlgala goobaha daryeelka waayeelka.Dalalka Sweden, Estonia iyo Finland ayaa guddiyadooda baarista shilalaka dhinaca hore waxay maanta soo bandhigeen warbixin horudhac ah oo ku aadan markabii rakaabka ee ku deagy badda Baaltika sannadkii 1994 oo ey ku geeriyoodeen 852 qof. -
#OromoRally in Sweden haa taken place in the capital of Sweden and the Scandinavian city, Stockholm.
Support the show
The Oromo community in Sweden has held a demonstration against the tyrannical regime in Ethiopia that is constantly killing, expelling and arresting the Oromo civilians and political activists.
We condemned the beheading and amputation of the Oromos by Abiy Ahmed-backed terrorist #AmharaFanno.
We then delivered the letter from the Oromo community to the Swedish foreign authorities, African desk regarding the atrocities and war crimes committed by the terrorist regime in Ethiopia against the Oromos.
We had a brief meeting and discussion with the African desk and Department of the Swedish Ministry of Foreign Affairs and it was very fruitful.
We have asked the Swedish government to stop any kind of support for the #Abiy regime because the support they give never goes to the people.
Special thanks to our wonderful human rights defenders and activist in Sweden. -
I det här avsnittet av AI för ledare träffar vi Pontus Wärnestål. Pontus är en prisbelönt service designer och forskare inom Human-Computer Interaction med 20 års erfarenhet av användarupplevelse, service design och människocentrerad AI. Han är författare till 40+ vetenskapliga artiklar och boken Design av AI-drivna tjänster.
I detta avsnitt pratar vi om användarcentrerad AI, om design av AI-drivna tjänster och vad vi menar med human centered AI. Vi pratar om ett annat sätt att se på olika typer av machine learning och om hur man bör involvera och samverka för att skapa riktigt värde med hjälp av AI. Vi pratar om olika typer av tillämpningar och användingsområden, samt vikten av god design.
AI för CxO:er & ledare är en podcast från AI Sweden som handlar om vad du som ledare i svenska organisationer behöver förstå om AI. Podcasten spelas in av Peter Kurzwelly för AI Sweden. Om du har några frågor eller förslag på ämnen du skulle vilja höra mer om i podden, skicka gärna ett mail till [email protected]
Länkar för episoden:
- chatGPT https://chat.openai.com/chat
- Boken: Design av AI-drivna tjänster
- AI.M - https://h5halmstad.se/vadvigor/aim/
- A Podcast-Based Master Level Course: Human-Centered Machine Learning https://dap.hh.se/episodes/
- Följ Pontus https://warnestal.com/ eller på LinkedIn
Podcast info:
- AI Sweden, AI.se
- Följ AI Sweden på Youtube och LinkedIn
- Kontakt med Peter på LinkedIn eller Twitter
-
TV TV TV!
Vi pratar om
Nyheter: The Handmaid’s Tale säsong 6 blir seriens sista säsong.
Film: The Menu, En annorlunda värld, Tack för senast, Guldtransporten, Don’t Worry Darling, UFO Sweden
Serier: Emily in Paris, 1923, Velma, Sveriges mästerkock, Talang, The Last of Us
Kommande: That 90’s Show
Om du gillar podden får du jättegärna betygsätta oss i din poddapp! Tack för att du lyssnar! Vill du höra våra andra poddar så spana in vårt länkträd!
Kontakt: [email protected]
Instagram: vadatabla
-
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Nils van der Poel oo ah cayaar yahan dheelka cayaarta barafka lagu ordo ayaa saddex biladood ku guulaystay xaflad cayaareedkii xalay.21 jirka Daniel Lönn oo ah Sverigedemokrat reer Borlänge ah ayaa noqonaya xildhibaanka ugu da'da yar baarlammaanka Sweden.Madaxa xukuumadda Iswiidhen Ulf Kristersson ayaa maanta hortagay baarlamanka waddammada ku midoobay EU-da ee magaalada Strasbourg. -
Todays guest is Fredrik Wikström Nicastro, the producer behind A Man Called Otto starring Tom Hanks. Welcome to a special international episode of the Road to the Movies podcast. A Dark Label Production in collaboration with Moviezine, Swedens biggest movie website and Tellus story – Home of creators.
Follow the 10-year road to getting a 50 million dollar Hollywood movie made from Sweden. From almost remaking Snabba Cash with Zac Efron, to Borg VS McEnroe with Shia LaBeouf, financing and selling the high concept thriller Horizon Line starring Allison Williams (Whose new film MEGAN is opening alongside OTTO) and pre-selling it at a profit. To an unexpected call from Tom Hanks management during Oscar night. This episode is basically Hollywood film school from an international perspective. I’m your Host Mauricio Molinari, a filmmaker from Chile living in Sweden and co creator of the Cannes winning Warner Bros series Partisan.
-
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Caafimaad darrada lala xiriirinayo cuntada iyo cabbitaanka ayaa soo badanaya sida ay sheegtay hay'adda cuntada Sweden. Dhacdadii ka dhacday banaanka xaruunta dawladda hoose ee magaalada Stockholm, taas oo ahayd in lagu daldalay boombale lagu matalay madaxweeynaha Turkiga Erdogan, ayaa noqotay mid aan dambi ahayn.Kadir Qaadir oo falkii uu sameeyay 28-kii bishii diseember uuna ku badbaadiyay ilmo neeftu ku dhagtay ayaa sheegay inay muddo dheer arrinkaa xasuustiisa ku sugnaan doonto. -
Vi möter Pelle Salmin, mannen som på YouTube, under namnet Hidden in Sweden, begår Urban Exploration. Detta faktiskt både i Sverige och i förekommande fall också utomlands.
Njut! (Av allt utom det dåliga ljudet på Henning.)
För att höra hela programmet - Bli Patreon på patreon.com/militarsnack
Kolla in Hidden in Sweden:
https://www.youtube.com/@hiddeninsweden
Få bonusmaterial genom att bli Patreon!Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
- Mostrar mais