Waa Podcasts
-
Hayadda caafimaadka bulshada oo sheegtay inay doonayso in saami tijaabo oo dhanka civid-19 ah lagu xiro dadka ka soo safraya dalka Shiinaha. Ilmihii ugu horeeyey ee sannadka 2023-da dhasha oo ay waalidkiis ka hadleen dareenkooda. Goobaha daryeelka waayeelka oo sannadaha soo socdaoo la sheegay inay baahi wayn u qabi doonaan sidii ay ku heli lahaayeen shaqaale badan. Waa qodobada aad ku maqli doontaan wararkeena maanta.
-
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Dawladda oo dooneeysa in dugsiyada hoose/dhexe ay ardaydu qaataan xisaab iyo iswiidhish dheeri ah, soona jeedisay in la kordhiyo saacadaha wax-barashada ee maadooyinkaasi. Inkasta oo sharciyadda wax laga badalay haddana waxaa weli adag inay lammaaneyaasha wada nool is dhaxlaan. Dheemankii Madoobaa ee Brazil ee Pele oo xalay geeriyooda isagoo 82 jir ah.Waa qoddobada aad ku maqli doontaan idaacayada maanta
-
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Sicir bararka ayaa weli sii kordhaya. Bishii Sebtembar ee tagtey ayuu sicir-bararku gaaray 9.7 boqolkiiba, marka loo eego tirooyinka hay'adda tirakoobka iyo saadaasha Iswiidhen ee SCB. Waa heerkii ugu sareeyey ee sicir bararku gaaro muddo 30 sano ah dalkan.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa u yeertay dublamaasiyiin ka kala socda dalalka Sweden, Germany iyo Denmark, si loo baaro qaraxyadii dhuumaha gaaska ee Nord Stream ee badda Baltic-ga. Iyo warar kale.
-
'Waa maxay Dhalanteedka Dhammaystiranku'? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message -
Naf-hagrashadu waa haysashada caqiidooyin ama aaminaado taban(negative) ah oo qofku ka haysto naftiisa , sida inuu aaminsanyahay in aanuu wanaag badan, lacag badan, degenaanshiyo badan qurux badan guulo adduun iyo kuwo aakhiro oo badan midna u qalmin. Waa laga yaabaa inaad iswaydiiso side ayay suurtagal u tahay? Ma qof wanaag neceb ayaa jira ? side qofku isula hadhi karaa?
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message -
Ahaanshiyo:Waa doorashada uu qofku doorto in uu dareenkiisa,diiraddiisa iyo ogaalkiisa oo dhammaystiran u soo jeediyo daqiiqadda ama ilbidhiqsiga uu imika iyo hadda joogo ee kujiro.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message -
Waa maxay ujeedka aan u soo tebinayo taxanaha kabasho?
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message -
#Dhiirigalin #Domesticabuse #somalipodcast #somalimotivationpodcast Kalmadan aan maanta ka hadlayno ayaa ah mid khatar ah, aad u culus islam arkaan macanaha ay u taagan tahay uu yahay mid cabsi leh marka la eego sida ay u samayn karto qofka ku jirta xaalada ama xidhiidhka abuse ka noocan ahi ka dhaco. Waa mid qofka maskaxdiisa iyo awooda ka qaadi karta isla markaana uunoqonayo mid runta iyo dhalanteedka kala saari karin. Facebook: @Esthahil Aideed Facebook: @Somali motivaton podcast Instagram: @Somali motivaton podcast Instagram: @Esthahil
-
Waa maxay guushu sideedaba? sidee ayaa se loo gaadhi karaa? labadan su'aalood ayaan barnaamijka maanta ee dhiirigalin kaga jawaabaynaa sidoo kale waxan ku soo qaadanaynaa 9 qodob oo kaa caawin kara meesha aad rabo in aad gaadho?