Episoder
-
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Manglende episoder?
-
Gorfeyn Podcast – Wargeysyadda Muqdisho - Abdirahman Diimow oo in ka badan 30 sano wargeysyada ku wareejinayay wadooyinka Muqdisho.
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast – Yasir Baffo - Dalxiiska Soomaaliya - In ka badan 12 Sano ka shaqeynaayay Dalxiiska Soomaaliya.
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast - Taariikhda Af-Soomaaliga - Prof. Cabdalla Mansuur oo ah guddoomiyaha akadeemiyad goboleedka AGA, qoraa ku xeel dheer af cilmi-yeedka iyo taariikhda, wax badanna ku biiriyay keydka cilmi-baarista Soomaalida.
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast – Soomaalida iyo Isqurxinta - Naciima Cali Nuur (Umu Fu’aad ) oo muddo 20 sano ah ka shaqeynsay isqurxinta dumarka.
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast – Balwadda iyo cudurrada dhimirka - Dr. Liibaan Maxamed Cumar oo 10 sano ah ka shaqeynayay cudurrada guud gaar ahaan Mental Health.
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast - Shimbiraha Soomaaliya - Dr. Cusmaan Geedow Caamir - Agaasimaha Matxafka Qaranka – Khabiir iyo Cilmi baare Shimbiraha Soomaaliya.
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast - Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa xirfadda Suuxinta. Waxaa marti ku ah Dr.Abdi Faarax Cali (Taano).
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast - Waxaan uga hadleynaa waxbarashada carruurnimada hore, waxaa marti ku ah Maryan Buulle oo ku taqasustay waxbarashada carruurnimada hore iyo cilmi nafsiga carruurta.
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast - Fanka Soomaalida - Waxaa marti ku ah Cumar Seerbiya oo muddo 10 sano ka badan aruurinayay xogaha Ku saabsan Fanka Soomaalida.
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast - Todobaadkan Waxaan uga hadleyna Xirfadda Film Tarjumidda.
Waxaa marti ku ah Salax Dheere oo in Ka 25 Sano ka shaqeynaayay Film Tarjumidda.See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast - Todobaadkan waxaan kaga hadleynaa Cilmi-nafsiga iyo bedqabka Dhimirka.Waxaa marti ku ah Rowdo Colaad – oo baratay, in ka badan 10 sanana ku shaqeyneysay Psychology-ga.
See omnystudio.com/listener for privacy information.
-
Gorfeyn Podcast - Todobaadkan Waxaan uga hadleyna Xirfadda Dab damiska. Waxaa marti ku ah Jamaal Cali Diiriye -Maamulaha Dab damiska hormuud salaam foundation- 10 Sano ayuu dab damiska ka shaqeynaayay.
See omnystudio.com/listener for privacy information.
- Vis mere