Episodios
-
Aad buu qalbigu noo xanuuney. ILAAHAYOO umada soomaliyeed u sahal 🤲🏼
-
We are back, we miss you! Mudo badan ka dib waanu soo laabaney.
-
¿Faltan episodios?
-
Qeybtan waxaa Nala jooga martisharaf oo ah Dirisle , Ugbaad , Sucaad.
-
Raga qaar sheekada iyo dumarka sida loo la hadlo khalad bay ka fahansanyihiin. Maxaa sababay in aanay soomalidu aaneyn aaminsaneyn xanuunada nafsiyanka ah? Dumarka ma waxa lagu hayaa cadaadis maskaxiyan ah?
-
Dhageyso wax ka baro waxna ka qaado waa waano wacdi.
-
Waxa qeybtan martidii koobaad noo ah Muna. Waxayaalaha aanu ka hadlayo qeybtan waxa ka mid ah guurka iyo in leysku doori karo lamaanaha.Muna sheeko qosol badan ayay ka sheekeyneysaa. Iyo talooyin badan oo aan jeclanay inan idinla wadagno dhageysi wanaagsan❤️
-
Goormay ugu haboontahay in ay gabdhuhu aqal sameystaan? Ciyaal dhalid maxaa sabab looga dhigaa? Waxbarasho iyo guur keeba muhiimsan? Da’da yar ee hablaha lagu guursado ! Nin wuu tagaa waanuu imaadaa, taada raac markaste.💜
-
Kan waxa weeye hordhicii qeybta kobaad oo aan kaga hadli doono waxyaabo badan oo wax ka qabasho u bahaan.