エピソード
-
Mudaharaadyo kala duwan isku soo baxyo ka socda gudaha jaamacadaha Mareykanka. Mudaharaadyada oo lagu dalbanayo in la joojiyo dagaalka Qasa lagu hayo tan iyo bilawgii Oktoobar ee sanadkii hore.
Tixraac
https://www.aljazeera.com/news/2024/4/26/with-eyes-on-us-college-campuses-students-stress-gaza-is-why-were-here
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Budhcad badeedka oo hoos u dhacey sanadadii ugu danbeeyey ayaa imika dib u soo cusboonaadey. Tan iyo 2018kii markii ugu horeysay budhcad badeed reer Soomaaliya ah ayaa ku guuleystey in qabsadaan markab. hawlagalo ayey ka galeen ciidamada Indiya, sidoo kale Indiya ayaa kordhisey hawlgalada dhinaca badda.
Xigasho
https://www.aljazeera.com/news/2024/3/23/captured-somali-pirates-arrive-in-india-to-face-trial-over-ship-hijacking
https://www.aljazeera.com/news/2024/3/12/twenty-armed-men-take-control-of-cargo-ship-off-somalia-say-watchdogs
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
エピソードを見逃しましたか?
-
Doorashooyinkii Iraan ayaa imanaya wakhti dalku ku jiro xaalad dhaqaale oo adag. Halka dhinaca kale, dalka Iran isbadalo ayaa la qiyaasey iney dalka ka dhacdo sanadkii 2022kii iyo 2023kii, oo ay dalka ka jiraan kacdoomo la rabo dalka in wax badan kaga badalaan.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Dawlada Mareykanka ayaa heshay xogo tilmaamaya in Ruushku hawada sare dhigayo Nukliyeer waxaaney la wadaagtey xulafadeeda.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Cabdinaasir Muse Dahable, dilkiisa ayaa shaki badan galiyey, oo looga tagey qolkiisa isagoo meyd ah. Saaxibada Cabdinaasir ayaa ka warwarey marka ay ka war heli waayeen, arintaasuna waxey keentey ugu danbeyntii isagoo meyd ah loogu tagey qolkiisa, xidhigna lagu ciijiyey.
Tixraac
https://www.somalilandchronicle.com/2024/02/19/aviation-official-found-dead-in-mogadishu-greenzone-amidst-somalia-somaliland-tensions-foul-play-suspected/
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
01/01/2024 Somaliland iyo Itoobiya waxa ay gaadheen heshiis. Heshiiskaas oo qeybo badan qaabeynaya siyaasada gobolka iyo siyaasada labada dalba ; Qeybtan waxaan ka hadleyna Somaliland iyo Itoobiya heshiiskooda iyo taariikhda labada dal.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Iskaashiga labada dal ee Ruushka iyo Jayne ayaa sii kordhaya. Laga soo bilaabo 2022kii labada dal ayaa is-waydaarsada iskaashiyo ganacsi, tamar iyo amni.
Tixraac
https://www.aljazeera.com/news/2024/2/8/russias-putin-and-chinas-xi-denounce-us-interference
https://www.youtube.com/watch?v=hGHq-CeNXFg
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Miksiko oo noqotay dalka ugu badan ee Mareykanku wax ka iibsadey 2023. Laga bilaabo bar bilawgii safmareenkii Kofid-19( Covid-19 ) duwalku waxa ay qorsheenayeen qaabka loo diyaarin lahaa suuqyo kale oo aan aheyn ka jaynaha. Suuqyada soo baxey waxa ka mid ah suuqa Miksiko.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Wax soo saarka Indhiya oo kor u kacaya dhinacyada elaktariga ah. Gobolka Tamil Nadu ayaa saameyn weyn ku leh dhaqaalaha dalkaas. dhinaca kale, waxa uu soo jiidanaya indhaha maalgashatada caalamiga ah.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Wasiirka Arimaha dibada ee Mareykanka oo safaro ku maraya qaar ka mid ah wadamada Afrika. Wasiirku wuxuu xoojinayaa xidhiidhka duwalka Afrikaanka iyo Mareykanka, taas oo keeneysa iney yareyso saameynta siyaasadeed ee Jayniiska.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Dawlada Mareykana ayaa sheegtey in ay Xuutiyiinta u aqoonsanayaan urur argagixiso. Halka dhinaca kale ay raacisey hadii ay joojiyaan hawlagalada ay ka wadaan gacanka cadmeed iyo badda cas iney ka saari doonaan.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Dagaaladu waa qaar kharash badan. Israa'iil ayaa dib u kordhineysa kharashka ay ku bixineyso dagaalka ay ku hayso Qasa. Dhinaca kale waxay dooda adag ka socdan iney sii wado kharashaadka ay ku bixin jireen deegaameynta dhulalka Falastiin dagto.
Tixraac
https://www.aljazeera.com/news/2024/1/16/israels-new-15bn-war-budget-whats-it-for-and-what-gets-cut
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Madaxweynaha Yukreyn oo sheegey inuu ku kalsoonyey Mareykanka dhinaca kalena, Midawga Yurub oo qorsheenaya xidhmo 50 bilyan oo Yuuro ah balse, Hangari oo diidan ilaa imika xidhmadaas. Ruushka oo dhiniciisa sheegey inuu diyaar u yahey inuu wada xaajood la galo reer galbeedka.
Xigasho
https://www.aljazeera.com/news/2023/12/19/zelenskyy-confident-us-will-not-betray-ukraine
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Weerarada xuutiyiinta ayaa kordhiyey in shirkada tamarta ay si ku meel gaadh ah u hakinayaan adeegsiga Badda Cas. Khatarta weerarada Xuutiyiinta oo sii kordhaya iyagoo shirkadaha aan xidhiidhka la laheyn Israa’iil duqeynaya, taasuna waxey kordhineysaa baqashada shirkadaha tamarta. Mareykanka iyo xulafadiisa oo qorsheenaya iney keenaan ciidamo ilaaliya marin biyoodka si badeecadu caalamku u kala go’in.
Tixraac
https://www.reuters.com/world/middle-east/red-sea-attacks-force-rerouting-vessels-disrupting-supply-chains-2023-12-18/
https://www.bbc.com/news/business-67748605
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Mareykanka ayaa sheegey in haysashada magaalada Qasa ee Israa’iil mudo dheer ay tahey khad cas. Wuxuuna dhinaca kale sheegey in maamulka magaalada Qasa Xamaas ka dib ay la wareegto maamulka Falastiinyiinta ee Daana-Galbeed. Dhinaca kale Israa’iil oo sii wada gumaadka iyo xasuuqa dadyawga ku nool Qasa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/15/israel-to-transition-to-more-precise-targeted-warfare-in-gaza-us-adviserhttps://www.axios.com/2023/12/14/jake-sullivan-netanyahu-israel-meetinghttps://www.yahoo.com/gma/national-security-adviser-jake-sullivan-223831109.html?
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Fiinlaan ayaa dib u xireysa xududa ay la leedahey Ruushka. Dhinaca kale, Fiinlaan ayaa ku eedeysay Ruushka iney khalkhal galineyso amniga Fiinlaan. dadyawga nabad galyo doonka oo ku soo badanaya galitaanka Fiinlaan ayaa qeyb ka ah is af-garanwaaga u dhaxeeya labada dal.
Tixraac
https://www.aljazeera.com/news/2023/12/14/finland-set-to-again-shut-its-entire-border-with-russia
https://www.reuters.com/world/europe/finland-will-again-shut-russian-border-over-asylum-seekers-minister-says-2023-12-14/
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa taas oo xaalada dadka ku nool Qasa sii xumeyneysa. waxa jira baqdino laga qabo in sababto in faafida cuduro. Dhinaca kale, dadku ma haystaan hoy iyo goobo ay ka galaan roobka taas oo xaalada magaalada sii xumeyneysa.
Tixraac
https://www.aljazeera.com/news/2023/12/13/heavy-rains-in-gaza-worsen-misery-of-palestinians-amid-israeli-bombardment
https://www.theguardian.com/world/video/2023/dec/13/parts-of-gaza-flooded-after-heavy-rains-exacerbating-humanitarian-emergency-video
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Shir uu la galey Erdogan ayaa Raa'isul Wasaaraha Iskotland dawlada Boqortooyada Ingriisku ugu hanjabtey iney hakin doonaan wada shaqeynta ka dhaxeysa.
Tixraac
https://www.aljazeera.com/news/2023/12/11/uks-david-cameron-scolds-scottish-leader-humza-yousaf-over-erdogan-meeting
https://www.bbc.com/news/uk-scotland-scotland-politics-67675005
https://www.theguardian.com/politics/2023/dec/10/david-cameron-threat-over-humza-yousafs-meeting-with-turkish-president
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Madaxweynaha Ruushka oo safar gaaban ku jooga Bariga Dhexe. Tan iyo bilawgii dagaalka Ruushka iyo Yukreyn Madaxweyne Buutin ayaa naadir ahaa in dalka dibadiisa u baxo, talaabadan uu ku yimid Bariga Dhexe ayaa ah mid su’aalo badan ku xeeran yihiin. Waqitagan oo dagaalka Xamaas iyo isra’il uu socdo ayaa Bariga Dhexe ka dhigeysa mid xasaasi ah. Halka dhinaca kale Su’aalo ku xeeran yihiin Qaabka uu arkaan Mareykanka oo xulafo badan ku leh Bariga Dhexe.
Tixraac
https://www.aljazeera.com/news/2023/12/6/putin-makes-rare-trip-to-middle-east-to-meet-with-uae-and-saudi-leaders
https://edition.cnn.com/2023/12/06/middleeast/putin-russia-saudi-uae-vist-israel-intl/index.html
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
-
Madaxweynaha Ruushka ayaa booqasho ku tagaya dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka, iyadoo maalinta ku xigtana uu Moosko marti ugu yahey Madaxweynaha Iiraan. Safaradan ayaa diirada lagu saari doona qiimaha saliida iyo xidhiidhka uu dawladaha la leeyahey. Ruushka ayaa dhinaca kale raba inuu saameyn balaadhan ku yeesho Bariga Dhexe.
Tixraac
https://www.aljazeera.com/news/2023/12/5/putin-to-visit-saudi-arabia-uae-with-israel-hamas-war-on-agenda
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
- もっと表示する