エピソード
-
Episode kani wuxu sharaxayaa basic Gargaarka dagdaga ah iyo talaboyinkad marayso markad qof dhaawac ah gargaar dagdag u fidinayso, xuruufta DRSABC waxa loo soo gaabiyay
D:danger/KHatar
R:respond/jawaab
S: send help/ cawimaad dalbo
A: air way/ Marin habeen
B: breath/neef mareen
C: cpr/ dib usoo noolaysinta wadnaha iyo sanbabada...
-
hordhacan wuxuu iftiiminayaa podcast gani nuxurkuu xambaarsan yahay muxuu ku saabsan yahay
hadii aad nagu cusub taha nagu soo biir si aaad u la socoto barnaamijkeena isbuuc laha ah -
エピソードを見逃しましたか?