Episodi
-
اللهم إني أتبرأ من حولى وقوتي إلى حولك وقوتك.
-
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ويا مصرف القلوب صرف قلوبنا على طاعتك.
-
Episodi mancanti?
-
Haddi aad taqaano qiimaha naftaada , waxa lagaa sheegaa waxba kaa yeeli maayaan .
Amal abdillahi bade . -
FIIDNIMO WANAAGSAN
Xalqada manta waxaan kaga hadalayna magaca Alle ( Al - HAKIIM ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde -
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( Al wahhab ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde -
Maalin wanaagsan .
Ramdaan mubarak 🌙
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( ar-rassaq ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . -
Duhur wanaagsan
Ramdaan mubarak 🌙
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al xaliim ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . -
Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al bassir ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde -
Manta waxaynu soo qaadanayna magac Alle
( alfataax )
Albabada khayrka oo uu Allah inoo fura waxay ina dhaxal siinaynsaa inaynu aduunka wanaag fara badan ku helno aakhirna janno ku kasbano .
Ilasoo dhagaysta casharka si aan magaca qiimaha leh iskula soo barano
Amal abdillahi badde . -
Fiidnimo wanaagsan
Magaca aan qaadanayno casharkani waa magaca Alghafaar oo micnihiisu yahay dambi dhaaf badane .
Inta aad casharkan ku kudo jirto waxaad baranaysaa casharo badan oo noloshada maalinla ah wax ka tara kuna caawiya waxaanad sii fahamaysaa xadiga ay leedahay naxariista ilaahay iyo dambi dhaafkiisu .
Ila soo dhagayso wixii aad ka baratana comment iigu reeb .
Amal abdilaahi badde . -
Halqada cawa waxaan kaga hadli doonaa magaca Alle ee ( AR-FIIQ ) oo micnihiisu yahay ( dabacsanan)
Waxaan ka hadli doona sida uu nolosheena usoo galayo uguna dabaqi karayno
Dhagaysi wanaagsan .
Amal abdilaahi bade -
Magaca aynu maanta qadanynaa waa magaca Alle ee ( AL MALIK ) ( المَلِكْ)
Waxaynu falan qayndoona sida uu nolosheena usoo galin karno waxanu sidoo kale fasiraynaa micnaha magaca iyo waxa looga jeedo sida aynu ugu ducaysan karno .
Dhagaysi wanaagsanban idiin rajyanaya .
Amal abdillaahi bade . -
Magaca Alle een manta isla baranayno waa
(ARRAB) ( الرَّبْ )
Waxaynu isla baraynaa micnaha looga jeedo magaca iyo sida aynu ilaahay ugu baryi karno .
Inaad ka bogataan baan rajaynayaa .
Amal abdilaahi bade . -
MARTI : huda abdilaahi bade
Xalqada manta waxa iigu marti iigu ah walaashay huda oo aanu kawada hadalnay marxaladahaa kala duwan ee qofka dhalinyarta ah maro marka uu kujiro da’da (15-21) .
Ka faaidaysi wanaagsanbaan idiin rajaynaya. -
GABAGABO
Cawa waxaan soo gabagabeyaay kalkii 5 oo ka hadalyaay barbaarinta carururta kasoo inoo soo socday mudo 3 bilood alhamdulillah .
Xalqada cawa aad ayay muhiim ugu tahay hooyo , inaan aan xaas ahayn , wiilasha aan guursan , aabo kasta oo caruur dhalay sifiican aynu iskula dhagaysano inshaAllah
JasakumuAllahu khayraa -
Xalqada caawa waxaan kaga hadlaynaa xidhiidhada imaada walhtiga lagu gudo jiro qaangaadhinimada iyo saamynta ay kuyeelayo nolosha ilamaha ee danbe
Sido kale waxaan ka hadlyanaa sidee aynu ugu caawin lahayn caruurta inay dhistaan xidhiidh saxiibtinimo oo wanaagsan .
Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajaynayaa -
Xalqada caawa waxaan kusii dhamaystiraynaa da’da ( 13-15)
Waxaynu sii dhamaystraynaa uun labada qaybood ee ka hadhay ee kala ah
1: waxa ugu muhiimsan ee ay tahay in lagu beero da’da .
2: waxa ugu khatarsan ee ay tahay in laga feejignaado marka ay caruurtu da’da .
Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanayaa -
Qaanfaadhnimo waa da’a ay waalidku kudhacan khaladad waa wayn ay keensatay fikirka khaldan ee aynu ka aaminay da’dan.
xalqada cawa waxa kaga hadalayaa ,
1; hordhaca oo ah sharaxaad guud oo marxaldan khuseeya
( مرحلة المراهقة والفرق بين البلوغ والمراهقة )
2; maxay tahay inaan sameeyo markuu ilmahaygu da’an soo galo
3; afkaarta khaldan ee aynu aaminsanahay markuu ilmihu da’an kujiro
4; maxaa layga bahan yahay kawaalid ahaan inaan sameeyo .
Dhagaysi wanaagsan . - Mostra di più